HomeWararDhageyso:-Xaalado Bani’aadanimo oo ka jira deegaanada Koonfur Galbeed

Dhageyso:-Xaalado Bani’aadanimo oo ka jira deegaanada Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu booqday deegaanada ay dhibaatooyinka ka jiraan isla markaana oo la wadaagay madaxda dalka. Waxa uu siagar ah u sheegay in degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ay ka mid tahay deegaanada ugu daran […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu booqday deegaanada ay dhibaatooyinka ka jiraan isla markaana oo la wadaagay madaxda dalka.

Waxa uu siagar ah u sheegay in degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ay ka mid tahay deegaanada ugu daran isla markaana Fuustadii Biyaha ah ay xiligaan ka gaartay 100, OO Shilinka Soomaaliga ah.

- Advertisement -

Waxa uu ugu baaqay madaxda dalka in ay xaaladaas Bani’danimo ay wax ka qabtaan, isla markaana dhibaatada ugu daran ay tahay biyo’laan Ceelalna dadkas loo qodo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts