HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo sheegtay in ay dhamaatay Colaadii ka jirtay Gobolka Mudug

Dhageyso:-Puntland oo sheegtay in ay dhamaatay Colaadii ka jirtay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in uu xiligaan dhaamaday dagaalkii iyo falalkii amnidaro ee ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Gaalkcyo kaas oo u dhaxeeyay maleeshiyaad ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. Waxa uu sheegay in Shacabka labada Maamul ee Puntland iyo galmudug […]

- Advertisement -

Cabdi Xakiin Xaaji Cumar Cameey Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in uu xiligaan dhaamaday dagaalkii iyo falalkii amnidaro ee ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Gaalkcyo kaas oo u dhaxeeyay maleeshiyaad ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.

Waxa uu sheegay in Shacabka labada Maamul ee Puntland iyo galmudug iyo madaxdooda ay diyaar u yihiin in xasiloonida la’ilaaliyo islamarkaana Madaxda labada Maamul ay deegaanada Miiga ah ay ka wadaan wacyagelin ku aadan sidii nabda loo ilaalin lahaa.

- Advertisement -

Shalay ayaa deegaano ka tirsan Bariga gobolka Mudug waxaa kala booqday labada madaxweyne ku xigeen ee Puntland iyo Galmudug iyaga oo dadka Xoolo dhaqatada ah gaarsiinayay in la dhaqangeliyo heshiiskii lagu gaaray Magaalada Gaalkacyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories