HomeMaqalDhageyso:-Cali Guudlaawe oo ka hadlay doorashada Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle

Dhageyso:-Cali Guudlaawe oo ka hadlay doorashada Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Cali Cabdullaahi Xuseen guudlaawe Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha maamulkaas ee la filayo in ay dhacdo 16 Bishaan oo ku beegan Maalinta Sabtida ah. Waxa uu sheegay in ay laga maarmaan tahay in qof walba isaga oo xor ah uu doorto qofkii maamuli lahaa sidii looga […]

- Advertisement -

Cali Cabdullaahi Xuseen guudlaawe Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa ka hadlay doorashada madaxweynaha maamulkaas ee la filayo in ay dhacdo 16 Bishaan oo ku beegan Maalinta Sabtida ah.

Waxa uu sheegay in ay laga maarmaan tahay in qof walba isaga oo xor ah uu doorto qofkii maamuli lahaa sidii looga gudbi lahaa qof loo soo Magacaabo kaas oo aan lagu qabin kalsooni badan isla markaana aan la ogeyn waxayaabaha uu qaban doono.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in haatan ay tahay wax wanagsan in dadku ay iyagu soo doortaan qofkii Masuulka u noqon lahaa, taasina ay tahay waxa ay Shacbku ku qanacsan yihiin ayna ku raacayaan wixi soo baxa.

Hadalka Cali guudlaawe ayaa ku soo aadaya xili Magaalada Jowhar ee Xarunta Mamulka Hir-Shabeelle uu ka socdo olole ay wadaan musharixiinta Madaxweynaha kuwaas oo qaarkood sheegaya in qaar ka mid ah musharixiinta ay dhinac ka riixayaan madaxda dowaldda Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cli Guudlaawe

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories