HomeWararDil Caawa ka dhacay Xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo

Dil Caawa ka dhacay Xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Magaaladaas lagu dilay Wiil Dhalinyaro ah. Kooxo hubaysan ayaa waxay weerar ku qaadeen mid ka mid ah Hotelada ku yaala Xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo  oo lagu Magacaabo hotel Kulmiye oo uu fadhiyey wiilkan xiligii weerarkaasi lagu qaadayey. […]

- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Magaaladaas lagu dilay Wiil Dhalinyaro ah.

Kooxo hubaysan ayaa waxay weerar ku qaadeen mid ka mid ah Hotelada ku yaala Xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo  oo lagu Magacaabo hotel Kulmiye oo uu fadhiyey wiilkan xiligii weerarkaasi lagu qaadayey.

- Advertisement -

Wiilka dhalinayaarda ah ayaa la sheegay in uu ka mid aha dhalinyarada Ciyaaraha Gobolka Mudug waxana la sheegay in kooxdii falkasi dilka ah fulisay ay Goobta isaga baxsadeen.

Majirin wax ciidan ah oo gaaray goobta uu dilka ka dhacay iyo waliba cid sheegatay masuuliyada dilka wiilkaas dhalinyarada ah.

Qeybta uu dilka ka dhacay ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maamula maamulka Puntland mana jirto wax ka mid ah Saraakiisha iyo Maamulka Gaalkacyo ee k hadlay dilka wiilkaas dhalinyarada ah.

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories