HomeWararDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka hadlay Sababta loo aas aasay Xafiiska Cabashada...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka hadlay Sababta loo aas aasay Xafiiska Cabashada dadweynaha

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Xasan Cali kheyre oo shalay gelinkii dambe xariga ka jaray Xafiis ay dadweynaha ku soo gudbinayaan cabashadooda ayaa ka hadlay sababta loo aas aasay Xafiiskaas. Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in sababta Wasaarada Cadaalada ay u furto Xafiskaas ay tahay sidii Shacabku ay u heli lahaayeen Cadaalad. “Wasaaradu in ay xafiiskaan furto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Xasan Cali kheyre oo shalay gelinkii dambe xariga ka jaray Xafiis ay dadweynaha ku soo gudbinayaan cabashadooda ayaa ka hadlay sababta loo aas aasay Xafiiskaas.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in sababta Wasaarada Cadaalada ay u furto Xafiskaas ay tahay sidii Shacabku ay u heli lahaayeen Cadaalad.

- Advertisement -

“Wasaaradu in ay xafiiskaan furto wa qeyb ka mid ah cadaalada ay helaan shacabku, maahan mid lacag lagu bixinaayo waana mid ay shacabku u baahnaayeen kadib markii ay shacabku soo gudbiyaana madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha loo soo gudbin doono ayuu yiri ra’iisul wasaaraha”

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories