HomeWararDEG DEG:- Al-Shabaab oo saakay la wareegay Balad Xaawo

DEG DEG:- Al-Shabaab oo saakay la wareegay Balad Xaawo

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Al-Shabaab ayaa saakay aroortii weerar ku qaaday degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo, iyada oo la soo sheegayo in ay la wareegeen. Al Shabaab, ayaa dhinaca bariga ka weeraray Degmada Beled Xaawo, iyagoona dagaal kula wareegay xero ay Ciidamada Jubbaland ku lahaayeen wadada laga soo galo degmadaasi. Wararka, ayaa waxay intaa ku darayan in Ciidamadii […]

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa saakay aroortii weerar ku qaaday degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo, iyada oo la soo sheegayo in ay la wareegeen.

Al Shabaab, ayaa dhinaca bariga ka weeraray Degmada Beled Xaawo, iyagoona dagaal kula wareegay xero ay Ciidamada Jubbaland ku lahaayeen wadada laga soo galo degmadaasi.

- Advertisement -

Wararka, ayaa waxay intaa ku darayan in Ciidamadii Jubbaland ay isaga baxeen degmada, iyadoona wixii xilligaasi ka dambeeyay ay Shabaabku isu ballaariyeen Xaafadaha Magaalada Beled Xaawo.

Qof ka mid ah dadka degmada Balad Xaawo ayaa dalsan u sheegay  in xaaladu iminka y tahay mid kacsan isla markaana Goobihii Ganacsiga iyo waxbarashada ay gebi ahaanba xeran yihiin.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories