HomeWararSafiirka Dalka Britain u fadhiya Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo

Safiirka Dalka Britain u fadhiya Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee  Jubbaland waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya David Concar. Markii Safiirka uu tegay Maagalada Kismaayo waxaa soo dahweyn ballaarn u sameeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland oo ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo  ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee  Jubbaland waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya David Concar.

Markii Safiirka uu tegay Maagalada Kismaayo waxaa soo dahweyn ballaarn u sameeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland oo ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo  ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland iyo  Safiirka Britain u fadhiya Soomaaliya David Concar ayaa waxa ay dhagax dhigeen Xarun lagu tababari doono ciidamada Nabad-Sugida Maamulka Jubbaland

Garoonka Diyaaradaha ayuu haatan kulamo kula leeyahay Masuuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) iyaga oo ka wada hadlaya qodobo ay ka mid yihiin dowladda Ingiriiska oo horay u balan qaaday in ay dhiseyso Xarumo ay ku Shaqeyn doonaan Golaha Wsiirada Maamulkaas.

Sidoo kale waxa ay ka wada hadlayaan sidii dowladda Ingiriiska ay Maamulka Jubbaland uga gacansiin laheyd dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab iyo taageerada ay siinayaan.

- Advertisement -

Shirka ayaa iminka ka socda Gudaha Airpot ka Kismaayo,iyada oo ammaanka Maanta si aad ah loo adkeeyay.

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories