HomeCaalamkaDuufaanta Irma oo ka bilaabatay Gobolka Florida

Duufaanta Irma oo ka bilaabatay Gobolka Florida

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Duufaanta Irma ayaa billowday in ay garaacdo xeebaha gobolka Florida ee dalkan Mareykanka, taasoo durbaba dhalisay in 75 kun oo ruux ay iska diiwaan geliyaan xarumaha dag daga ah ee ay dowladu diyaarisay. Dabeylo iyo roobab xoog leh oo qeyb ka ah masiibada duufantan Irma ayaa lagu wadaa in ay fatahaado iyo bur bur ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duufaanta Irma ayaa billowday in ay garaacdo xeebaha gobolka Florida ee dalkan Mareykanka, taasoo durbaba dhalisay in 75 kun oo ruux ay iska diiwaan geliyaan xarumaha dag daga ah ee ay dowladu diyaarisay.

Dabeylo iyo roobab xoog leh oo qeyb ka ah masiibada duufantan Irma ayaa lagu wadaa in ay fatahaado iyo bur bur ka geystaan waqooyiga Floria saacadaha hore ee Axada maanta ah, ka hor inta aysan usii gudbin xeebaha galbeed ee isla gobolkaan.

- Advertisement -

Gudoomiyaha gobolka Florida Rick Scott ayaa u shacabka u sheegay in ay isaga baxaan deegaanada lasii iclaamiyay in laga cararo ee ay duufaantu ku socoto, waxa kale oo uu sheegay in gobolka uu ku jiro xaalad dag dag ah.

Waa dufaantii labaad oo ka dhacda Mareykanka muddo 15 maalmood gudahood ah, laba todobaad ka hor ayey aheyd marki ay duufaanta Harvey garaacday gobolka Texas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts