HomeWararDhageyso:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo Go’aan ka gaaraya Arrintii Qalbi Dhagax

Dhageyso:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo Go’aan ka gaaraya Arrintii Qalbi Dhagax

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddiga joogtada ah ee Xubnaha Aqalka Sare ayaa Maanta kulan ku yeeshay Gudaha Magaalada Muqdisho kaas oo ay ku Go’aamiyeen waqtiga ay ka doodi doonaan arrinta ku saabsan wareejintii Cabdi Kariin Muuse Qalbi dhagax oo lagu wareejiyay dowladda Itoobiya. Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kulanka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maalinta […]

- Advertisement -

Guddiga joogtada ah ee Xubnaha Aqalka Sare ayaa Maanta kulan ku yeeshay Gudaha Magaalada Muqdisho kaas oo ay ku Go’aamiyeen waqtiga ay ka doodi doonaan arrinta ku saabsan wareejintii Cabdi Kariin Muuse Qalbi dhagax oo lagu wareejiyay dowladda Itoobiya.

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kulanka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maalinta berito ah ay yeelan doonaan kulan ay kaga doodi doonaan Go’aanka ay qaadatay dowladda ee ku sabsan wareejintii Qalbi Dhagax.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Xubnaha Aqalka sare ay Maalinta berito ah soo saari doonaan laba arrin midkood oo ah Go’aanka dowladda in uu ahaa mid qaldan ama saxan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha qalka Sare

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories