HomeWararDEG DEG:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday Xeebta liido+Sawirro

DEG DEG:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday Xeebta liido+Sawirro

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Goordhow gaaray Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis ee gobolkaan Banaadir. Booqashada ayaa Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliya xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseen Xaaji iyo Xubno kale. Arrintaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Goordhow gaaray Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis ee gobolkaan Banaadir.

Booqashada ayaa Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehliya xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirka Cadaalada Xasan Xuseen Xaaji iyo Xubno kale.

- Advertisement -

Arrintaan ayaa ku soo aadeysa xili Xukuumadiisu ay wajaheyso caqabadii ka dhalatay wareejintii dowladda Somaaliya ay Itoobiya ku wareejiyeen Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa madaxda Ururka ONLF oo dagaal kula jira dowladda Itoobiya.

Sidoo kale todobaadkii la soo dhaafay ayaa sidaan oo kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu booqday Xeebta liido halkaas oo uu Kubad kula ciyaaray qaar ka mid ah dhalinyaro Xeebta ku sugneyd.

Hoos Ka Daawo Sawiiro

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts