HomeWararKulanka Baarlamaanka oo Maanta looga hadlayo arrinta Qalbi Dhagax

Kulanka Baarlamaanka oo Maanta looga hadlayo arrinta Qalbi Dhagax

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ah waxa ay ku yeelanayaan Gudaha Magaalada Muqdisho kadib mudo ay fasax ku maqnaayeen. Kulanka Maanta ayaa ah mid xasaasi ah isla markaana isha lagu wada hayo,iyada oo looga hadli doono arrintii Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax. Mudanayyaal ka tirsan Baarlamaanka qaarkood ayaa aad uga carooday wareejintii […]

- Advertisement -

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ah waxa ay ku yeelanayaan Gudaha Magaalada Muqdisho kadib mudo ay fasax ku maqnaayeen.

Kulanka Maanta ayaa ah mid xasaasi ah isla markaana isha lagu wada hayo,iyada oo looga hadli doono arrintii Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax.

- Advertisement -

Mudanayyaal ka tirsan Baarlamaanka qaarkood ayaa aad uga carooday wareejintii Cabdi Kariim Muuse Qalbi Dhagax,iyada oo kulanka Maanta yahay mid la wada sugayo.

In kastoo warar soo baxaya oo aan la xaqiijin ay sheegayaan in ay macquul tahay in kulanka uu baaqdo balse dooda ugu adag ayaa laga yeelaa doonaa arrinta Qalbi Dhagax sida ay horay u sheegeen Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories