HomeWararSawirro:-Wasiirka Caafimaadka oo shir uga qeybgashay dalka Filand

Sawirro:-Wasiirka Caafimaadka oo shir uga qeybgashay dalka Filand

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wasiirka Wasaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo uu wehliyo la taliyaha Wasarrada xagga Caafimaadka taranka iyo dhallaanka Dr Abdulqadir Wehliye ayaa safar 2 casho ah oo shaqo ku jooga magalada Helsinki ee dalka Filand.ayaa ka qeybgalay shir looga hadlayay Caafimaadka Haweenka Waddamada burburka soo maray. Wasiirku waxay ay shir gooni gooni ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo uu wehliyo la taliyaha Wasarrada xagga Caafimaadka taranka iyo dhallaanka Dr Abdulqadir Wehliye ayaa safar 2 casho ah oo shaqo ku jooga magalada Helsinki ee dalka Filand.ayaa ka qeybgalay shir looga hadlayay Caafimaadka Haweenka Waddamada burburka soo maray.

Wasiirku waxay ay shir gooni gooni ah la yeelatay Wasiiradda Wasaradaha Ganacsiga Dibadda iyo Horumarinta Mr Kai Mykkänen iyo Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Adeegyada Bulshada Ms Annika Saarikko, waxayna isla soo qaadeen sidii loo caawin lahaa dadka iyo Dalka Soomaaliyeed..

- Advertisement -

Wasiirad Fowsiyo waxay kaloo la kulantay Hey’ada IOM MIDA FINNSOM kalana hadadhay baahidda loo qabo in qurbajoogta Soomaliyeed ka qeyb qaadato dib u dhiska Waddankooda

Wefdiga Soomaaliyeed waxaa ay booqdeen hey’ado badan oo ay ugu horreyso Natonal Institute for Health and Welfare., iyagoo kulan la qaateen jaalliyadda Soomaalida eek u sugan Dalkaasi, waxayna kala hadashay wasiiraddu xaaladda caafimaad ee waddanka iyo sidii la isaga kaashan lahaa..

Wasiiraddu waxay kaloo ka qeybgashay casho sharaf aad loo soo abaabulay laguna wada falanqeeyay kaalinta ay ka qadan karto qurbajoogta Finland kor u qaadidda dareyeelka caafimaad ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts