HomeWararDEG DEG:- Degmada Waaberi oo ku guuleysatay tartankii degmoyinka G/Banaadir

DEG DEG:- Degmada Waaberi oo ku guuleysatay tartankii degmoyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Markii ugu horeysay mudo laga joogo 27 Sano wixii ka dambeeyay Burburkii dalka ayaa waxaa Caawa xili habeen ah Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir waxaa lagu qabtay kama dambeska tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir. Ciyaarta Caawa ayaa waxa ay u dhaxeeysay oo finaalaha isugu soo haray laba Kooxood oo kala metelayay degmooyinka Hodan iyo Waaberi oo […]

- Advertisement -

Markii ugu horeysay mudo laga joogo 27 Sano wixii ka dambeeyay Burburkii dalka ayaa waxaa Caawa xili habeen ah Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir waxaa lagu qabtay kama dambeska tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir.

Ciyaarta Caawa ayaa waxa ay u dhaxeeysay oo finaalaha isugu soo haray laba Kooxood oo kala metelayay degmooyinka Hodan iyo Waaberi oo horay uga soo kala adkaaday degmooyinka Hiliwaa iyo Kaaran ee isla Gobolkaan Banaadir.

- Advertisement -

Ciyaarta Caawa ayaa waxaa Gobjoog ka ahaa masuuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo dadweyne ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir iyo deegaanada ka baxsan muqdisho.

Qeybta hore ee Ciyaarta ayaa waxaa Kooxda mataleysay degmada Waaberi waxa ay dahliyeen laba Gool oo deg deg ah, sidaas yaana lagu kala nastay.

Qeybtii dambe ee Ciyaarta markii dib la isugu soo laabtay ayaa waxaa Kooxda ku Ciyaareysay Magaca Hodan waxa ay la timid Gool, intaasi kadib Kooxa degmada Waaberi ay dhalisay Goolkii Saddexaad sidaas ayayna Ciyaarta ku soo gabagabo.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawiirada Ciyaarta

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories