HomeWararSarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo dowladda isku soo dhiibay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliska Xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa xaqiijiyay in uu isku soo dhiibay mid ka mid ah Saraakiisha Al-Shabaab, kaas oo ay ku sheegeen in uu ka howlgeli jiray Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha ururka 49-aad ee Guutada 9-aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo ku sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Faarax Maxmed (Turbac) ayaa […]

- Advertisement -

Taliska Xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa xaqiijiyay in uu isku soo dhiibay mid ka mid ah Saraakiisha Al-Shabaab, kaas oo ay ku sheegeen in uu ka howlgeli jiray Gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliyaha ururka 49-aad ee Guutada 9-aad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo ku sugan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Faarax Maxmed (Turbac) ayaa sheegay in C/casiis Xasan Heybe, uu Al-Shabaab u qaabilsanaa qarxyada uuna ka howlgeli jiray degmada Baraawe.

- Advertisement -

“Ninkan oo isku soo dhiibay ciidamada Xogga Dalka, wuxuu inoo sheegay in uu ka baxay Shabaab,islamarkaana uu ka soo laabtay fikradaha qaldan oo ay aaminsan yihiin halkan ayuu joogaa,waxaan rajaynaynaa in kuwo kalena ay fahmi doonaan wadada saxda ah”, Ayuu yiri Taliye Turbac.

Tliska Guutada 9,aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaliya ayaa ninkaan haatan Gacanta ku haya, kaas oo da’diisa lagu qiyaasay 25-30 jir.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa horay waxa uu u sheegay in cidkasta oo ka tirsan Al-Shabaab ee dowladda soomaaliya isku soo dhiibta la cafin doono.

- Advertisement -

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories