HomeWararHowlgal ka socda Xaafadaha degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose

Howlgal ka socda Xaafadaha degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta howlgallo kala duwan waxa ay ka wadaan gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,howlgalkaas oo lagu xaqiijinayo dhanka amniga. Ciidamada ayaa howlgalka ka wada inta badan Xaafadaha degmada Afgooye kadib markii shalay gelinkii dambe qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana haatan laga dareemayaa howlgalka Ciidamada. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta howlgallo kala duwan waxa ay ka wadaan gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose,howlgalkaas oo lagu xaqiijinayo dhanka amniga.

Ciidamada ayaa howlgalka ka wada inta badan Xaafadaha degmada Afgooye kadib markii shalay gelinkii dambe qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya,waxaana haatan laga dareemayaa howlgalka Ciidamada.

- Advertisement -

Howlgalka ayaa saameeyay goobaha qaar ee Ganacsi maadaama Ciidamada ay isku fidiyeen Xaafadaha degmada Afgooye, wadooyinka qaarna ay xireen, sida uu soo sheegayo Wakiilka Afgooye ee Radio Dalsan Maxamed Cusmaan Ma’da.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka howlgalka wada ayaa waxa ayu Dalsan u sheegeen in howlgalku uu weli socdo balse waxyaabihii ay ku so qabtaan Warbaahinta u soo gudbin doonaan, wallow faah faahin dheeraad ah aysan bixin.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts