HomeCaalamkaKenya oo Lacago dul-dhigtay Hoggaamiye ka tirsan Alshabaab oo ka hawlgala gudaha...

Kenya oo Lacago dul-dhigtay Hoggaamiye ka tirsan Alshabaab oo ka hawlgala gudaha dalkaasi

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay 160,000 oo Dollar dui-dhigtay si loo soo xiro  8 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab, kuwaasi oo la sheegay in la rumeysan yahay inay ka hawlgalaan gudaha Kenya, waa sida ay hadalka u dhigeen. Boliska waxay sheegeen in xubnahaasi uu ka […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay 160,000 oo Dollar dui-dhigtay si loo soo xiro  8 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab, kuwaasi oo la sheegay in la rumeysan yahay inay ka hawlgalaan gudaha Kenya, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Boliska waxay sheegeen in xubnahaasi uu ka mid yahay Hoggaamiyaha Alshabaabka ka soo jeeda Kenya oo ay magaciisa ku sheegeen Axmed Iimaan Cali “Abu Zinira”, kaasi oo Dagaalyahano badan ku haysta Dhulka Kaymaha ee Boni Forset.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories