HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Beeraha oo amar duldhigtay laba Hay’adood oo dalka ka howlgalla

Dhageyso:-Wasaaradda Beeraha oo amar duldhigtay laba Hay’adood oo dalka ka howlgalla

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Arintaan ayaa timid kadib markii ay kulan wada yeesheen Masuuliyiin ka tirsan Hay’addaha Arrimaha Beeraha iyo Cunada ka Shaqeeya iyo Madaxda Wasaarada Beeraha Soomaaliya kaas oo looga gol lahaa sidii loo hubin lahaa tayada wax ay qabanayaan. Wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha Xaamud Cali Xasan ayaa sheegay in Hay’addahaas aysan qaban Karin Shaqo aysan ogeyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Arintaan ayaa timid kadib markii ay kulan wada yeesheen Masuuliyiin ka tirsan Hay’addaha Arrimaha Beeraha iyo Cunada ka Shaqeeya iyo Madaxda Wasaarada Beeraha Soomaaliya kaas oo looga gol lahaa sidii loo hubin lahaa tayada wax ay qabanayaan.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha Xaamud Cali Xasan ayaa sheegay in Hay’addahaas aysan qaban Karin Shaqo aysan ogeyn wasaaradaha Beeraha iyo Maaliyada Soomaaliya,isla markaana ay shaqooyinkaas ogeeysiiyaan.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in Hay’adaha dalka ka Shaqeya ay noqdeen kuwa iyada oo aan isdiiwangelin waxa ay doonaan qabtaan, waxa uuna sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya laga doonayo in ay isdiiwaangeliyaan.

Dad badan ayaa aaminsan in tallaabadaan ay meesha ka saari kartro Hay’addo farabadan oo mararka qaar dalka soo geliya waxyaabo dhacay taas oo horay dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga digtay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts