HomeWararDhageyso:-Soomaaliland oo Gobolka Sanaag ka Musaafurisay Nin u dhashay dalka Britain

Dhageyso:-Soomaaliland oo Gobolka Sanaag ka Musaafurisay Nin u dhashay dalka Britain

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maamulka Gobolka Sanaag ayaa War uu soo saaray waxa uu ku sheegay in deegaanada kala duwan ee Gobolkaas laga musaafuriyay nin u dhashay dalka Ingiriiska kaas oo ay ka dacwoodeen qaar ka mid ah Shirkadaha ka howlgalla Gobolkaas. Arrintan ayaa timid kadib kulan dhexmaray Guddiga Nabadgelyada Gobolka Togdheer iyo Maamulka gobolka Sanaag kaas oo lagu […]

- Advertisement -

Maamulka Gobolka Sanaag ayaa War uu soo saaray waxa uu ku sheegay in deegaanada kala duwan ee Gobolkaas laga musaafuriyay nin u dhashay dalka Ingiriiska kaas oo ay ka dacwoodeen qaar ka mid ah Shirkadaha ka howlgalla Gobolkaas.

Arrintan ayaa timid kadib kulan dhexmaray Guddiga Nabadgelyada Gobolka Togdheer iyo Maamulka gobolka Sanaag kaas oo lagu go’aamiyay in Guud ahaan gobolkaas laga musaafuriyo Arten Steven oo ah Muwaadin u dhashay dalka Britain.

- Advertisement -

Ninkan u dhashay dalka Britain ayaa waxa uu ka mid ahaa Shaqaalaha Hay’addo ka Shaqeeya Arrimaha Bay’ada, waxa ayna guddiga Nabadgelyada Gobolka Sanaag gaar ahaan Magaalada Ceeri Gaabo ku eedeeyeen in uu fasax la’aan soo galay Gobolka Sanaag.

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Fale ayaa ku dhawaaqaya Go’aamada ay Gobolka Sanaag uga mamnuuceen Ninkaas Ajnabiga ah.

Hoos Ka Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Sanaag

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories