HomeWararCiidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland oo Saakay howlgallo ka wada Magaalada Dhoobleey

Ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland oo Saakay howlgallo ka wada Magaalada Dhoobleey

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwo ka tirsan kuwa Kenya ayaa Saakay holwgallo ka wada Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose kadib markii shalay Gelinkii dambe rag hubeysan ay ku dileen Saddex Askari oo ka tirsan Ciidamada dalka Kenya. Al-Shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada dilka Askartaas oo la sheegay in ay ahaayeen Injineero dhanka dhismaha ah u […]

- Advertisement -

Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwo ka tirsan kuwa Kenya ayaa Saakay holwgallo ka wada Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose kadib markii shalay Gelinkii dambe rag hubeysan ay ku dileen Saddex Askari oo ka tirsan Ciidamada dalka Kenya.

Al-Shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada dilka Askartaas oo la sheegay in ay ahaayeen Injineero dhanka dhismaha ah u qaabilsanaayeen Ciidanka Kenya ee ku sugan Magaalada dhoobleey.

- Advertisement -

Ciidamada Kenya iyo kuwa Maamulka Jubbaland oo qaarkood wata Gaadiidka dagaalka ayaa saakay duleedka dhoobleey iyo Xaafado ka tirsan waxa ay ka wadaan howlgallo iyaga oo ka jawaabaya dilkaas.

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Kenya ayaa sheegay in howlgalkaan uu ahaa mid horay loosii qorsheeyay balse dhacdadaan ay la kulmeen haatana ay diyaar u yihiin in ay hwolgalkaas siiwadaan.

Wararkii u dambeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland ay weli howlgalka wadaan welina majirto waxyaabo ay ku soo qabteen marka laga reebo in ay isku fidiyeen Xaafado ka tirsan Magaalada dhoobleey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories