HomeWararAl-Shabaab oo ka hadlay Go'aanka dowladda ee arrinta Qalbi Dhagax

Al-Shabaab oo ka hadlay Go’aanka dowladda ee arrinta Qalbi Dhagax

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Kadib ku dhawaaqistii Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ay shaaciyeen in Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Madaxda Ururka ONLF lagu wareejiyaybdowladda Itoobiya isaga oo xiriir la lahaa Al-Shabaab, isla markaana waday falal lidi ku ah amniga ayaa waxaa ka hadlay Al-Shabaab. War qoraal ah oo ay soo dhigeen Baraha ay ku leeyihiin […]

- Advertisement -

Kadib ku dhawaaqistii Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ay shaaciyeen in Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Madaxda Ururka ONLF lagu wareejiyaybdowladda Itoobiya isaga oo xiriir la lahaa Al-Shabaab, isla markaana waday falal lidi ku ah amniga ayaa waxaa ka hadlay Al-Shabaab.

War qoraal ah oo ay soo dhigeen Baraha ay ku leeyihiin Interner-ka ayaa waxa ay kubsheegeen in ay iska fogeynayaan warkaas isla markaana Qalbi Dhagax uusan la laheyn Mujaahidiinta Al-Shabaab sida ay hadalkabu dhigeen.

- Advertisement -

Waxaa kaloo qoraalka lagu sheegay in warka ka soo baxay dowladda Soomaaliya uu ahaa mid aan laga fiirsan oo u baahnaa in baaritaan dhab ah lagu sameeyo.

Labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa Shacabka Soomaaliyeed ay hadal hayeen dhiibista Qalbi Dhagax taas oo ugu dambeyn keentay in Maanta dowladda ay ku dhawaaqday.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories