HomeWararDhageyso:-Madaxda Puntland oo Go’aan ka gaareysa diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga

Dhageyso:-Madaxda Puntland oo Go’aan ka gaareysa diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxda ugu sareysa Maamulka Puntland qaarkood iyo Culuma’udiinka oo maanta Boqolaal dadweyne ah Salaada Ciida kula dukaday Magaalada Garoowe ayaa waxa ay siweyn uga hadleen caqabadii ka dhalatay diidmada lacagta shilinka Soomaaliga. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey, iyo qaar ka mid ah culumada ayaa waxa ay sheegeen in diidmada Ganacsatada Puntland ay […]

- Advertisement -

Madaxda ugu sareysa Maamulka Puntland qaarkood iyo Culuma’udiinka oo maanta Boqolaal dadweyne ah Salaada Ciida kula dukaday Magaalada Garoowe ayaa waxa ay siweyn uga hadleen caqabadii ka dhalatay diidmada lacagta shilinka Soomaaliga.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey, iyo qaar ka mid ah culumada ayaa waxa ay sheegeen in diidmada Ganacsatada Puntland ay caqabad ku noqotay Shacabka Puntland.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay ka hortaga arintaan aysan ku filneyn Puntland oo kaliya balse la doonayo in dowladda Federaalka Soomaaliya dhankeeda ay qeyb weyn ka qaadato ka hortaga dhibaato ka dhalata diidmada lacagta Shilinka Soomaaliga.

Wariye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa Wariye Axmed Xuseen cadow uga Waramay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories