HomeMaqalDhageyso:- Cusmaan Bare” Waxba kama jiraan in aniga iyo Xildhibaanada Hir-Shabelle lagu...

Dhageyso:- Cusmaan Bare” Waxba kama jiraan in aniga iyo Xildhibaanada Hir-Shabelle lagu handado Jowhar

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed  ayaa hadalkaan ka sheegay Boqolaal Ruux hortooda oo uu maanta kala qeybgalay Dukasahaii Salada Ciida Carafe ee Magaalada jowhar.

Waxa uu sheegay in aysan jirin wararka uu horay u sheegay Madaxweynihii hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi cosobe in isaga iyo xildhibaanada Hir-Shabeelle ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan Jowhar lagu handado.

“Waxaan idiin sheegaya in aysan waxba ka jirin in aniga afdub leygu heesto sidoo kalena la handado xildhibaanada Hir-Shabelle ee ka soo jeedo gobolka hiiraan,mana jirto cid i handadi karto jowhar iyo deegaanada kale ee Hiiraana waa iskukey mid ayuu yiri Gudoomiye Cismaan Bari Maxamed.

Hoos Ka Dhageyso Codka gudoomiye Cusmaan Bare Maxamed

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories