HomeCaalamkaUgu yaraan 7 qof oo ku geeriyootay dhismo ku soo dumay Galbeedka...

Ugu yaraan 7 qof oo ku geeriyootay dhismo ku soo dumay Galbeedka dalka Hindiya

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay dadkaasi ku geeriyoodeen Dhismo ka koobay 4-dabaq oo ku yaalla magaalladda Mumbai oo ah Caasimadda Maaliyadda ee dalkaasi. Kooxaha Gurmadka ayaa weli ku hawlan inay dad nool ka baadi-goobaan Burburkaasi, iyadoo la sheegay inay 40-qof ku hoos jiraan burburkaasi. Afhayeenka Kooxda ka-hortaga Masiibooyinka ee magaalladda […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay dadkaasi ku geeriyoodeen Dhismo ka koobay 4-dabaq oo ku yaalla magaalladda Mumbai oo ah Caasimadda Maaliyadda ee dalkaasi.

Kooxaha Gurmadka ayaa weli ku hawlan inay dad nool ka baadi-goobaan Burburkaasi, iyadoo la sheegay inay 40-qof ku hoos jiraan burburkaasi.

- Advertisement -

Afhayeenka Kooxda ka-hortaga Masiibooyinka ee magaalladda Mumbai, Tanaji Kambl waxa uu u sheegay Wakaalladda Wararka ee AFP news agency inay 13 qof ku dhaawacmeen Burburkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray inay Kooxaha Gurmadka heleen maydadka 7 qof oo ka mid ahaa dadkii ku noolaa dhismahaasi

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories