HomeCaalamkaShirweyne looga hadlayo Colaadaha ka aloosan dalal ay Somalia ka mid...

Shirweyne looga hadlayo Colaadaha ka aloosan dalal ay Somalia ka mid tahay oo ka furmaya dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia, Meles Alem ayaa shaaciyey inay marti-gelin doonaan Shirweyne looga hadlayo xal-u-helista Colaadaha ka aloosan Somalia, Koonfurta Sudan iyo dalalka Harooyinka Waa Weyn (the Great Lakes). Afhayeenka oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA waxa uu tilmaamay inay Dowladaha xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee QM ka soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia, Meles Alem ayaa shaaciyey inay marti-gelin doonaan Shirweyne looga hadlayo xal-u-helista Colaadaha ka aloosan Somalia, Koonfurta Sudan iyo dalalka Harooyinka Waa Weyn (the Great Lakes).

Afhayeenka oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA waxa uu tilmaamay inay Dowladaha xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee QM ka soo qeyb geli doonaan Shirkaasi oo bisha Setember 7-da ilaa 8-da lagu qaban doono magaalladda Addis Abeba.

- Advertisement -

Dowladda Ethiopia waxay bisha soo socoto xilka Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM kala wareegi doonaan Dowladda Masar.

Waxa uu intaasi ku daray inay Ethiopia bisha soo socoto xilka Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM kala wareegi doonaan Dowladda Masar. Isla markaana ay muddada ay xilkaasi hayaan diirada saari doonaan xalinta colaadaha ka aloosan Qaaradda Afrika.

Dhinaca kale, Ethiopia waxay bisha September 20-da marti gelin doontaa Shirweyne looga hadli doono Xaqiijinta Awoodaha Ciiddanka Nabad-ilaalinta Eee QM.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts