HomeCaalamkaQaxooti Soomaali ah oo lagu xiray Jasiiradda Malta

Qaxooti Soomaali ah oo lagu xiray Jasiiradda Malta

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay inay Boliska qabteen 2 nin oo u dhalatay dalka Somalia, kuwaasi oo lagu eedeynayo inay nin u dhashay Eritrea ku dhaawaceen duleedka Xarunta Furan ee lagu hayo Qaxootiga ee Marsa Open Center. Ninka Eritrean oo 37-jir ah waxay dhaawacyo ka soo gaareen Madaxa, waxaana loola cararay Isbitaalka. Boliska ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa baahisay inay Boliska qabteen 2 nin oo u dhalatay dalka Somalia, kuwaasi oo lagu eedeynayo inay nin u dhashay Eritrea ku dhaawaceen duleedka Xarunta Furan ee lagu hayo Qaxootiga ee Marsa Open Center.

Ninka Eritrean oo 37-jir ah waxay dhaawacyo ka soo gaareen Madaxa, waxaana loola cararay Isbitaalka.

- Advertisement -

Boliska ayaa sheegay in saqdii dhexe ee xalay lagu soo wargeliyey dhacdadaasi, mana kala sababaha ay raggaasi u dagaalameen.

Dhinaca kale, Goobjoogayaal la hadlay Warbaahinta Malta ayaa sheegay inuu muran dhex maray dhinacyadaasi, ka hor inta uusan dhex marin gacan-ka-hadalka lagu dhaawacay Qaxootiga u dhashay Eritrea..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts