HomeCaalamkaJarmalka oo Malaayiin Dollar ugu yaboohay dadka ku macluulsan Somaaliya

Jarmalka oo Malaayiin Dollar ugu yaboohay dadka ku macluulsan Somaaliya

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasaaradda Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee Dowladda Federalka Jarmalka (BMZ) ayaa sheegtay inay 25.85 million oo Dollar ugu deeqday Maamulka Puntland, UNICEF iyo Hay’adaha ay wada-shaqeynta leeyihiin. Lacagahaasi ayaa la sheegay in lagu sii wadi doono Hawlaha Isku-xirka Caafimaadka`iyo Barnaamijka Nafaqeynta, kaasi oo dhamaaday sannadkii hore. Ku-xigeenka Safiirka Jarmalka u jooga Somalia, Markus Bollmohr waxa […]

- Advertisement -

Wasaaradda Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta ee Dowladda Federalka Jarmalka (BMZ) ayaa sheegtay inay 25.85 million oo Dollar ugu deeqday Maamulka Puntland, UNICEF iyo Hay’adaha ay wada-shaqeynta leeyihiin.

Lacagahaasi ayaa la sheegay in lagu sii wadi doono Hawlaha Isku-xirka Caafimaadka`iyo Barnaamijka Nafaqeynta, kaasi oo dhamaaday sannadkii hore.

- Advertisement -

Ku-xigeenka Safiirka Jarmalka u jooga Somalia,

Markus Bollmohr waxa uu sheegay inay ka walaacsan yihiin xaalladda caafimaadka ee dadka ku nool Puntland, gaar ahaan Haweenka iyo Carruurta.

Waxa uu tilmaamay in Iskaashiga Dowladda Jarmalka ka geysanayso arrintaasi lagu badbaadin karo nolosha dad badan oo ku nool Somalia, gaar ahaan  Deegaanadda Puntland.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Kharajka ayHay’adda Dowladda Jarmalka ugu qaabilsan Horumarinta Iskaashiga ku deeqday ayaa la sheegay in la soo marsiin doono Bangiga Horumarinta ee KfW Development Bank.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories