HomeWararWeerar Bambaano oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Weerar Bambaano oo Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Bambaanada Nuuca Gacanta laga tuuro ayaa Caawa lagu weeraray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo fariisin ku leh Isgoyska Howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir. Weerarkaas bambaano ayaa la sheegay in uu ku dhaawacmay wiil yar oo Goobta ku sugnaa,waxana intaasi kadib Ciidamu ay fureen rasaas farabadan walow aysan geysan wax khasaaro ah. Ciidamada […]

- Advertisement -

Bambaanada Nuuca Gacanta laga tuuro ayaa Caawa lagu weeraray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo fariisin ku leh Isgoyska Howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir.

Weerarkaas bambaano ayaa la sheegay in uu ku dhaawacmay wiil yar oo Goobta ku sugnaa,waxana intaasi kadib Ciidamu ay fureen rasaas farabadan walow aysan geysan wax khasaaro ah.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa sidoo kale sameeyay howlgal ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay Weerarka Bambaano oo Caawa lagu weeraray fariisinkooda  ku yaala Isgoyska howl-Wadaag ee Gobolka Banaadir.

Isgoyska Howl-Wadaag ayaa waxa dhowr jeer Ciidamada ku sugan lagu weeraray bambada nuuca Gacanta laga tuuro,waxana jira howlgallo ay ciidamadu horay u sameeyeen wallow aysan cidna u soo qaban.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories