HomeCaalamkaWasiiradda Gaashaandhigga Dalalka Afrika oo isku raacay in la diyaariyo Ciiddamo si...

Wasiiradda Gaashaandhigga Dalalka Afrika oo isku raacay in la diyaariyo Ciiddamo si degdeg loo hawl-gelin karo

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiiradda Difaaca iyo wakiilo ka kala socday Dowladaha Uganda, , Angola, Burkina Faso, Chad, Egypt, Rwanda, Senegal, Tanzania, South Africa, Niger, Sudan iyo Algeria ayaa shalay Shir Khaas ah ku yeeshay Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, waxayna ku heshiiyeen in la dhiso Ciiddamo Heegan u ah inay si degdeg ah ku hawlgeli karaan, kuwaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiiradda Difaaca iyo wakiilo ka kala socday Dowladaha Uganda, , Angola, Burkina Faso, Chad, Egypt, Rwanda, Senegal, Tanzania, South Africa, Niger, Sudan iyo Algeria ayaa shalay Shir Khaas ah ku yeeshay Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, waxayna ku heshiiyeen in la dhiso Ciiddamo Heegan u ah inay si degdeg ah ku hawlgeli karaan, kuwaasi oo loo daad-gureyn doono hadba dalalka Afrikaanka ee ay ka dhacaan Colaadaha Hubeysan.

Wasiiradda waxay kaloo isla gaareen inay bisha October ee soo socota yeeshaan Kulan logu horumarinayo Miisaaniyadda Hawlgalladda KMG ee Ciiddankaasi, ka hor intaysan si rasmi ah u hawlgelin Ciiddanka Afruikaanka ee Heegaanka ah (African Standby Force (ASF)  sannadka soo socda.

- Advertisement -

Madaxa Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga Afrika, Ismail Chergui. Oo ka hadlay Shirka Wasiiradda Difaaca ee Afrika ayaa ku booriyey Dowladaha xubnaha ka ah AU-da inay dhiibaan Qaaraanka Lacagee4 ee Hawlaha Nabadda ee Afrika.

Waxa uu intaasi ku daray inay arrintan muujinays sida ay Dowladaha Afrika diyaarka ugu yihiin Difaacidda Danaha Ammanka Afrika, iyadoo aysan jirin Taageero Dibedda ah.

Dowladaha xubnaha ka ah AU-da waxaa mid kasta laga doonayaa lacag dhan 12,000 oo Dollar, si loo awoodo daad-gureynta Hal Guuto oo Ciiddan ah iyo dhismaha Xarumaha Dhexe ee Ciiddamadda ee sannad-maaliyadeedka 2017 ilaa 2018.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts