HomeWararDhageyso:-Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka jawaabay Shaqa joojin lagu sameeyay

Dhageyso:-Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka jawaabay Shaqa joojin lagu sameeyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gudoomiyihii gobolka Awdal ee Maamulka Soomaliland ayaa ka jawaabay Shaqa joojintii uu ku sameeyay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Soomaaliland. Mustafe Cabdi Shiino,ayaa sheegay in uu aqbalay Shaqa joojintaas,islamarkaana xilkaas uu ku wareejiayay ku xigeenkiisii. Sidoo kale waxa uu ka jawaabay Eedeyn loo jeediyay taas oo keentay in Shaqa joojin lagu sameeyo. Hoos Ka Dhageyso Codka […]

- Advertisement -

Gudoomiyihii gobolka Awdal ee Maamulka Soomaliland ayaa ka jawaabay Shaqa joojintii uu ku sameeyay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Soomaaliland.

Mustafe Cabdi Shiino,ayaa sheegay in uu aqbalay Shaqa joojintaas,islamarkaana xilkaas uu ku wareejiayay ku xigeenkiisii.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ka jawaabay Eedeyn loo jeediyay taas oo keentay in Shaqa joojin lagu sameeyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories