HomeCaalamkaUgu Yaraan 13-qof oo ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah

Ugu Yaraan 13-qof oo ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Saraakiisha Ammaanka ayaa sheegay in dabley ka tirsan Maleeshiyadda Daalibaan uu isku qarxiyeen kolonyo ay la socdeen Askar ka tirsan Milliteriga dalkaasi, kuwaasi oo xilligaasi marayey Suuq ku yaalla Degmadda Nawa ee Gobalka Helmand.

Omar Zawak o oah Afhayeenka Guddoomiyaha Gobalka Helmand ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AFP inay Askar iyo dad rayid ah ku geeriyoodeen Qaraxaasi, iyadoo Tobaneeyo kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Ilo dhinaca Caafimaadka ayaa iyagana u sheegay in maydadka 15-qof iyo dhawaca 19-kale la dhigay Isbitaal u dhow goobta uu Qaraxu ka dhacay

Dhinaca kale, Ururka Daalibaan ayaa ku sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi Farriin WhatsApp ah oo ay u direen Suxufiyiinta

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories