HomeCaalamkaMaxaabiista ku xiran Xabsiga Abu Dhabi oo si muuqaal ah kula...

Maxaabiista ku xiran Xabsiga Abu Dhabi oo si muuqaal ah kula hadli kara Carruurtooda

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Carruurta ay Waalidiintooda ku xiran yihiin Xabsiga Abu Dhabi waxay haatan awoodi karaan inay la xiriiraan Waalidiintooda ku xiran Xabsiga Al Wathba prison ee magaalladda Abu Dhabi..

Maamulka Xabsigaasi ayaa sameeyey Adeeg Muuqaal Video oo lagu wada sheekeysan karo, iyada oo la isticmaalayo Nidaam cusub oo Elektoronik ah.

- Advertisement -

Waalidiinta Maxaabiista waxay awoodi karaan inay Carruurtooda kula xiriiri karaan iyagoo sii maraya Adeegga Video-ga (the Video Chat Service).

Carruurta aan Waalidkooda arkin muddo 4 bilood iyo kuwa aan loo oggolaanin inay Xabsiga ku booqdaan  ayaa ka faa’ideysan doona fursadda  ay kula sheekeysan karaan Waalidiintooda.

Yuusuf Saciid Al-abri oo ka hoos shaqeeya  Xoghayaha Waaxda Caddaalada ee magaalladda Abu Dhabi ayaa sheegay inuu Nidaamkaasi muhiim u yahay Carruurta doonaysa inay si toos ah u arkaan ama ula xiriiraan Waalidkooda marka ay xanuunsan yihiin ama ay ku jiraan Xaallad dhibaato leh.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories