HomeWararDhageyso:-Banaanbaxyo weli ka socda inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye+Sawirro

Dhageyso:-Banaanbaxyo weli ka socda inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye+Sawirro

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Banaanbaxayaal ka careysan dadkii shalay lagu dilay deegaanka Bariire ayaa maanta xiray wadada isku xirta Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqaya erayo ay ka mid yihiin doonimeyno xasuuq,iyo in ay aad uga xun yihiin falkii lagu dilay 10 ruux oo beeraley reer Bariire ahaa. Sidoo […]

- Advertisement -

Banaanbaxayaal ka careysan dadkii shalay lagu dilay deegaanka Bariire ayaa maanta xiray wadada isku xirta Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqaya erayo ay ka mid yihiin doonimeyno xasuuq,iyo in ay aad uga xun yihiin falkii lagu dilay 10 ruux oo beeraley reer Bariire ahaa.

- Advertisement -

Sidoo qaar ka mid ah dadka banaanbaxayay oo Dalsan la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay banaanbaxa wadi doonaan ilaa madaxda dowladda Soomaaliya ay jawaab ka bixiyaan falkaas.

Sidoo kale banaanbaxayaasha ayaa Wadada dhexdeeda ku gubaya taayaro,kuwaas oo xiray Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

 

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso qaar ka mid ah dadka ka qeybgalaya banaanbaxa.

 

170819_002

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories