HomeCaalamkaSafiirkii dalka Raashiya u joogay dalka Sudan oo la helay maydkiisa

Safiirkii dalka Raashiya u joogay dalka Sudan oo la helay maydkiisa

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Boliska dalka Sudan ayaa sheegay in maydka Safiirkaasi oo lagu magacaabi jirey Mirgayas Shirinskiy laga helay maydkiisa Baraag lagu dabaasho oo ku dhex taallay Hoyga uu ka deganaa magaalladda Khartoum. Afhayeenka Boliska Sudan oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee REUTERS ayaa sheegay inuu Danjiraha u geeriyooday si caadi ah, wuxuuna Safiirka la xanuunsanaa cuddurka Dhiigg Karka. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -

Boliska dalka Sudan ayaa sheegay in maydka Safiirkaasi oo lagu
magacaabi jirey Mirgayas Shirinskiy laga helay maydkiisa Baraag lagu dabaasho oo ku dhex taallay Hoyga uu ka deganaa magaalladda Khartoum.

Afhayeenka Boliska Sudan oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee REUTERS ayaa sheegay inuu Danjiraha u geeriyooday si caadi ah, wuxuuna Safiirka la xanuunsanaa cuddurka Dhiigg Karka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sudan waxay Dowladda Raashiya uga tacsideysay geeridii ku timid Safiirkooda, oo ay ku amaaneen dadaalkiisa Diplomaasiyadeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories