HomeWararDhageyso:-Maamulka degmada Qoryooleey oo baaraya Rag ay u qabteen ka mid ahaanshaha...

Dhageyso:-Maamulka degmada Qoryooleey oo baaraya Rag ay u qabteen ka mid ahaanshaha Al-Shabaab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ciidamada Maamulka degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab Howlgalka ayaa la sheegay in uu yahay mid lagu bartilmaameedsanayo rag ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan gudaha degmada iyo deegaanada hoos yimaada kuwaasi oo la sheegay in qaarkood […]

- Advertisement -

Ciidamada Maamulka degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabteen rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab

Howlgalka ayaa la sheegay in uu yahay mid lagu bartilmaameedsanayo rag ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan gudaha degmada iyo deegaanada hoos yimaada kuwaasi oo la sheegay in qaarkood gacanta lagu soo dhigay.

- Advertisement -

Gudoomiye  xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka degmada Qoryooley Cabdi Axmed Cali oo wareysi siiyey Radio Dalsan Warqabadka Sh/hoose ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey howlgalada iyo deegaanada ay ka sameeyeen & hadda xaalka sida uu yahay iyo qorshaha ay ka damacsan yihiin howlgalka iminka ka socda degmada Qoryooleey ee G/Sh/Hoose.

Ugu Danbeyn Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka degmada Qoryooley Cabdi Axmed Cali ayaa sheegay in Howgalada ay ka socon doonaan Gudaha degmada iyo Deegaanada Hoos yimaada ilaa meesha looga saaro rag ka tirsan  Al_Shabaab  ama Gacanta lagu soo dhigo.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta uu Afgooye ka soo diray Wariyaheena Maxamed Cusmaan Ma’da

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories