HomeWararDhageyso:-Puntland oo Wafdi u direysa Magaalada Buuhoodle

Dhageyso:-Puntland oo Wafdi u direysa Magaalada Buuhoodle

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saacadihii la soo dhaafay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka togdheer waxaa ka dhacayay dagaalo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed kuwaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar Cameey,oo la hadlayay mid ka mid ah Warbaahinta ka howlgasha deegaanada Puntland ayaa sheegay in dagaaladaas aysan aheyn […]

- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka togdheer waxaa ka dhacayay dagaalo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed kuwaas oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi xakiin Xaaji Cumar Cameey,oo la hadlayay mid ka mid ah Warbaahinta ka howlgasha deegaanada Puntland ayaa sheegay in dagaaladaas aysan aheyn kuwo siyasadeed balse ay yihiin kuwa ay wada dagaalamaayan Beelo.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Puntland ay qorsheyneyso in Magaalada Buuhoodle ay u dirto Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maamulkaas iyo sidoo kale qaar ka mid ah Waxgaradka Puntland si xal looga gaaro dagaalkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories