HomeWararPuntland oo Ciidamadeeda ku sugan G/ Sool heegan gelisay

Puntland oo Ciidamadeeda ku sugan G/ Sool heegan gelisay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Taliyaha Ciidanka Kumaandoosta Maamulka Puntland Jimcaale Jaamac ayaa maamulka Soomaliland uga digay in ay geeyaan Sanaadiiqda Codbixinta doorashooyinka deegaanada Gobolka Sool. Waxa uu sheegay in Ciidamada Puntland haatan heegan buuxa la geliyay islamarkaana Soomaaliland ay cawaaqib xumo la kulmi doonto hadii Sool ay keento Sanadiiqda codbixinta. Waxa uu si gaar ah digniin ugu diray dad […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Kumaandoosta Maamulka Puntland Jimcaale Jaamac ayaa maamulka Soomaliland uga digay in ay geeyaan Sanaadiiqda Codbixinta doorashooyinka deegaanada Gobolka Sool.

Waxa uu sheegay in Ciidamada Puntland haatan heegan buuxa la geliyay islamarkaana Soomaaliland ay cawaaqib xumo la kulmi doonto hadii Sool ay keento Sanadiiqda codbixinta.

- Advertisement -

Waxa uu si gaar ah digniin ugu diray dad uu sheegay in dhaqaalo lagu siiyo si ay siqarsoodi ah Saanadiiqda Codbixinta halkaasi u geeyaan,islamarkaana ilgaar lagu haayo sida uu hadalka u dhigay.

Sikastaba hadalka taliyaha ayaa ku soo aadaya xili ciidamo farabadan oo kuwa Puntland ah ay ku sii qul qulayaan qeybo ka mid ah gobolka Sool,halka Soomaaliland ay iyana Ciidamadeeda heegan gelisay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories