HomeWararRasaas Goos Goos ah oo laga maqlayo deegaanka Xeraale

Rasaas Goos Goos ah oo laga maqlayo deegaanka Xeraale

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Xiisada dagaal oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo Beeleed ayaa saakay markale ka taagan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaas oo uu shalay gelinkii dambe dagaal ku dhexmaray. Dagaalkii shalay ayaa geestay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,waxana la sheegay in ay ku geeriyoodeen ila 5 ruux halka 10 kale ay ku dhaawacmeen sida ay radio dalsan […]

- Advertisement -

Xiisada dagaal oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo Beeleed ayaa saakay markale ka taagan deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaas oo uu shalay gelinkii dambe dagaal ku dhexmaray.

Dagaalkii shalay ayaa geestay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,waxana la sheegay in ay ku geeriyoodeen ila 5 ruux halka 10 kale ay ku dhaawacmeen sida ay radio dalsan u sheegeen qaar ka mid ah dadka deeganka.

- Advertisement -

Wararkii u dambeeyay ee saakay nagasoo gaaraya deegaanka xeraale ayaa waxa ay sheegayaan in laga maqlayo rasaas Goos Goos ah,waxaan dadka qaarkood ay sameynayaan barakac iyaga oo ka cabsiqaba in ay waxyeelo ka soo gaarto dagaalkaas.

Weli majiro cid ka hadashay dagaalkaas,gaar ahaan masuuliyiinta Maamulka Galmudug,waxana Shacabka ku nool deegaanka Xeraale uu saameyn ku yeeshay dagaalkaas.

W/Q/ Cabduqaadir Jakaarta

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories