HomeWararAkhriso:-War-Saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Puntland

Akhriso:-War-Saxaafadeed laga soo saaray Madaxtooyada Puntland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Warsaxaafadeed laga soo saaray madaxtooyada Puntland ayaa si adag looga hadlay arrimaha la xariira Adeegga Garsoorka iyo maamulida Hawada Soomaaliya oo ay labadaba hadda ku howlan tahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Puntland ayaa soo dhaweysay in hawada Soomaaliya laga maamulo Caasimadda dalka oo ay tahay arrin muddo dheer laga shaqeynayey, laakiin taasi bedelkeeda waxay ka […]

- Advertisement -

Warsaxaafadeed laga soo saaray madaxtooyada Puntland ayaa si adag looga hadlay arrimaha la xariira Adeegga Garsoorka iyo maamulida Hawada Soomaaliya oo ay labadaba hadda ku howlan tahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Puntland ayaa soo dhaweysay in hawada Soomaaliya laga maamulo Caasimadda dalka oo ay tahay arrin muddo dheer laga shaqeynayey, laakiin taasi bedelkeeda waxay ka digtay Puntland in deegaano gaar ah loo weeciyo maamulida Hawada.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories