HomeMaqalDhageyso:-Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga la dagaalanka Argagaxisada iyo qodobo kale

Dhageyso:-Golaha Wasiirada oo ansixiyay Sharciga la dagaalanka Argagaxisada iyo qodobo kale

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii cadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Gudaha Magaalada Muqdisho kaas oo ay uga hadlayeen arimo dhowr ah. Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxa ayna Warbixin ka dhagesteen Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada. Sidoo kale waxa ay warbixino ay ka dhageesteen gudoomiyh […]

- Advertisement -

Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii cadiga ahaa waxa ay ku yeesheen Gudaha Magaalada Muqdisho kaas oo ay uga hadlayeen arimo dhowr ah.

Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waxa ayna Warbixin ka dhagesteen Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay warbixino ay ka dhageesteen gudoomiyh Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit cabdi Maxamed isagoo oo soo bandhigay waxqabadkiisa.

Sidoo kale Golaha Wasiirada ay go’aamiyeen in Garoonka Diyaradaha Aadan-Cadde in ay ka guuraan dadka degan ku dhawaad 100 Mitir,si loo balaariyo shaqada Garoonka,Go’aankasna la dhaqangelin doono.

Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa si aqlabiyad ah waxa ay u ansixiyeen Sharciga ladagaalanka Argagaxisada,kaas oo ay horay u soo gudbisay Wasaarada amniga Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Cusman Cismaan Yariisoow oo faah faahinaya Qodobadii looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada.

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories