HomeWararAkhriso:-Cali Guudlaawe"Aniga ah Madaxweynaha Hir-Shabeelle"

Akhriso:-Cali Guudlaawe”Aniga ah Madaxweynaha Hir-Shabeelle”

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe,oo ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hir-Shabeelle ahna Madaxweynaha KMG,ka ah ay doorteen xildhibaanada Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay xilka qaadistii Cosoble.

Waxa uu sheegay in uu taageersan yahay islamarkaana uu aqbalay,waxa uuna sheegay in isagu uu yahay madaxweynaha maamulka hir-Shabeelle.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dadka ku nool deegaanada maamulka hir-Shabeelle uu ugu baaqayo in ay xaalada dejiyaan islamarkaana aann dadka kale la kicin.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories