HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo la dardaarmay Hooyooyinka Soomaaliyeed

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo la dardaarmay Hooyooyinka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa ka hadlay dhibaatooyinkii ka dhashay cuduro farabadan oo ka jiray gudaha dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in dalkaan ay dhibaatooyin u geesteen cuduro kala duwan oo uu ka mid yahay Cuudrka dabeysa islamarkaana caruur aan qaan gaarin oo aad u yar yar ay u geeriyoodeen cudurkaas.

“2 Dhibcood oo afka caruurta laga siiyo ayaa dhibaato nagu ah,waxana ugu baaqayaa hooyooyinka soomaaliyeed in ay caruurtooda geeyan Goobaha talaalka si aysan u waxyeeleen cudurada ay Dabeyshu ka mid tahay ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo”.

Hadalkaan ayaa Madaxweynaha waxa uu ka sheegay Munaasabad loogu magac daray Maalinta dabargooynta Cudurka dabeysha,taas oo shalay lagu qabtay Muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories