HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo Muqtaar Roobow u jeediyay in uu Shacabka Cafis...

Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed oo Muqtaar Roobow u jeediyay in uu Shacabka Cafis weeydiisto

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabdullaahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay isasoo dhiibitaankii Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in isasoo dhiibitaanka Muqtaar rooboow aysan xiligaan aheyn wax macno leh,islamarkaana ay u geysay in xaalad xun uu galay maadaama uu khilaaf kala dhaxeeyay isla […]

- Advertisement -

Cabdullaahi Sheekh Xasan oo ah Wasiirka Dastuurka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay isasoo dhiibitaankii Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in isasoo dhiibitaanka Muqtaar rooboow aysan xiligaan aheyn wax macno leh,islamarkaana ay u geysay in xaalad xun uu galay maadaama uu khilaaf kala dhaxeeyay isla Al-Shabaab.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in Muqtaar Rooboow waajibaadka koowaad ee looga baahan yahay ay tahay in uu Cafis weeydiisto Shacabka Soomaaliyeed oo uu sheegay in uu qalad badan ka galay sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories