HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay helida Xaqa dadka deggan Gobolka Banaadir

Dhageyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay helida Xaqa dadka deggan Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Gudoomiyha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dadka Muqdisho ay xiligaan doonayaan in ay helan xaqii ay federaalka ku lahaayeen.

Waxa uu sheegay in la doonayo in Cadaalad lahelo si ay u soo baxaan xaqii ay lahaayeen dadka Reer ku nool Magaalada muqdisho.

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in Maqaamka gobolka Banaadir uu yahay mid muhiim ah islamarkaana ay go’aan ka gaari doonaan Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Hadalkaan ayaa gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho waxa uu shalay ka sheegay kulan ay wada qaateen Masuuliyiin ka  socotay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaarada dastuurka Soomaaliya oo uu madax u yahay Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories