HomeMaqalDhageyso:-Soomaaliland oo Maanta Go'aan ka gaareysa khilaafka u dhaxeya Guddoonka Golaha Wakiilada

Dhageyso:-Soomaaliland oo Maanta Go’aan ka gaareysa khilaafka u dhaxeya Guddoonka Golaha Wakiilada

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland in ay kulan ku yeeshaan kaas oo ay uga hadli doonaan khilaafka ku aadan doorshadii Guddoonka sare ee Golha Wakiilada Maamulkaas. Xubno ama laba Guddi ka kala socda labada dhinac ee isku heesta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Cabdiraxmaan Tanyanle iyo Baashe Maxamed Faarax,in ay […]

- Advertisement -

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland in ay kulan ku yeeshaan kaas oo ay uga hadli doonaan khilaafka ku aadan doorshadii Guddoonka sare ee Golha Wakiilada Maamulkaas.

Xubno ama laba Guddi ka kala socda labada dhinac ee isku heesta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Cabdiraxmaan Tanyanle iyo Baashe Maxamed Faarax,in ay keenan cadeymo ku aadan cida sida rasmiga ah ugu guuleysatay gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland.

- Advertisement -

Dhanka kale 30 ka mid ah  Xubnaha Golaha Wakiilada oo Warbaahinta la hadlayay ayaa waxa ay sheegeen in ay iyagu siiyeen codkooda Cabiraxmaan Maxamed Tanyanle.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories