HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee qaraxii Wadada Maka Almukarama

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee qaraxii Wadada Maka Almukarama

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax Caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada muqdisho qaraxaas oo ahaA mid xoogiisa laga maqlay inta badan Magaalada muqdisho. Wararka ay dalsan heleyso ayaa waxa uu sheegayaa in gaari ay ka buuxan waxyaabaha qarxa la dhigay ka soo horjeedka Carwo Alkowther […]

- Advertisement -

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarax Caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada muqdisho qaraxaas oo ahaA mid xoogiisa laga maqlay inta badan Magaalada muqdisho.

Wararka ay dalsan heleyso ayaa waxa uu sheegayaa in gaari ay ka buuxan waxyaabaha qarxa la dhigay ka soo horjeedka Carwo Alkowther oo u dhow Isgoyska dabka,balse ay Gaarigaas ka shakiyeen dadka goobaha ganacsi ku leh kuwaas oo ciidamada ku wargeliyay.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa xiray ama joojiyay dhaqdhaqaaqii aaga Gaariga uu yaalay,waxana daqiiqado kadib qarxay gaarigaas,waxana la sheegay in khasaaraha uu geestay uu yaraa,iyada oo la sheegay in uu dhaawac fudud ka soo gaaray Saddex ruux.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay sheegaayn in xaaladu iminka tahay mid caadi ah islamarkaana isu socodka dadka iyo Gaadiidka ay sicaadi ah ku soo labteen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories