HomeCaalamkaOdinga oo diiday natiijada hordhaca ah ee ka soo baxday doorashada Kenya

Odinga oo diiday natiijada hordhaca ah ee ka soo baxday doorashada Kenya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Raila Odinga hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya ahna musharaxa madaxtinimada dalkaasi kula tartamaya Madaxweynaha dalkaas Uhuru Kenyatta ayaa qaadacay natiijoyinka hordhaca ah ee ka soo baxaya doorashada ka socota dalkaas. Waxa uu sheegay in uu dhaliilsan yahay qaabka ay wax u wadaan Guddiga doorashooyinka iyada oo weli ay socoto tirinta codadka. Gobolada kala duwan ee dalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Raila Odinga hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya ahna musharaxa madaxtinimada dalkaasi kula tartamaya Madaxweynaha dalkaas Uhuru Kenyatta ayaa qaadacay natiijoyinka hordhaca ah ee ka soo baxaya doorashada ka socota dalkaas.

Waxa uu sheegay in uu dhaliilsan yahay qaabka ay wax u wadaan Guddiga doorashooyinka iyada oo weli ay socoto tirinta codadka.

- Advertisement -

Gobolada kala duwan ee dalkaasi Kenya dadka ku nool ayaa badankood codeeyay,waxaana weli dhiman tiro kale,iyada oo gabagabada doorashada la shaacin doono cid guuleysatay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts