HomeWararWasiir Qarjab oo diiday in loo dhaariyo xilkii Maanta loo Magacaabay

Wasiir Qarjab oo diiday in loo dhaariyo xilkii Maanta loo Magacaabay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal puntland ayaa waxa ay sheegayaan in mid ka mid ah Wasiirada Maamulkaas ee Maanta la magacaabay uu diiday in loo dhaaro xilkii  loo magacaabay. Cabdi xeri Cali Khaqjab oo loo Magacabay wasiirka Wasarada Warafafinta Maamulka Puntland,ayaa Maanta diiday in uu ka mid noqdo wasiiradii loo […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal puntland ayaa waxa ay sheegayaan in mid ka mid ah Wasiirada Maamulkaas ee Maanta la magacaabay uu diiday in loo dhaaro xilkii  loo magacaabay.

Cabdi xeri Cali Khaqjab oo loo Magacabay wasiirka Wasarada Warafafinta Maamulka Puntland,ayaa Maanta diiday in uu ka mid noqdo wasiiradii loo dhaarinayay xilkaas.

- Advertisement -

Warar Maanta soo baxayay kadib Magacaabsitiisa ayaa waxa ay sheegayeen in uu xilkaas ku qanacsaneyn islamarkaana laga yaabo in uu iscasilo,in kastoo weli uusan isaga ka hadlin.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories