HomeWararDil Caawa ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

Dil Caawa ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka aan ka heleyno Caawa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay mid kamid ah dadka deegaanka. Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa shaqsigaas dilay xili uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn Isgoyska Ceelasha,iyaga oo goobta ka baxsaday. Macada sababta loo dilay Shaqsigaas iyo Cid ka dambeya dilkiisa,waxaana […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Caawa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay mid kamid ah dadka deegaanka.

Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa shaqsigaas dilay xili uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn Isgoyska Ceelasha,iyaga oo goobta ka baxsaday.

- Advertisement -

Macada sababta loo dilay Shaqsigaas iyo Cid ka dambeya dilkiisa,waxaana daqiiqado kadib goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo hada halkaasi baaritaano ka wada.

Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxa uu ka mid yahay deegaanada ay mararka qaar ka dhacaan dilalka,waxaana dhowr mar halkaasi lagu dilay dad Ganacsato u badan iyo Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories