HomeMaqalDhageyso:- "lacagta ka timaada Koonfurta Dab ayaan qabadsiin doonaa"Dhedo"

Dhageyso:- “lacagta ka timaada Koonfurta Dab ayaan qabadsiin doonaa”Dhedo”

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo,Gudoomiyaha Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku amray Ciidamada in ay koontoroolada laga soo gala degmooyinka Gobolka Bari in ay qabtaan lacagaha shilinka Soomaaliga ee qaarkood laga keeno koonfurta Soomaliya ee Falsada ah.. Waxa uu sheegay in dhaqdhaqaaqa Ganacsatda Maamulka Puntland gaar ahaan gobolka Bari ku sugan in ay la […]

- Advertisement -

Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo,Gudoomiyaha Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku amray Ciidamada in ay koontoroolada laga soo gala degmooyinka Gobolka Bari in ay qabtaan lacagaha shilinka Soomaaliga ee qaarkood laga keeno koonfurta Soomaliya ee Falsada ah..

Waxa uu sheegay in dhaqdhaqaaqa Ganacsatda Maamulka Puntland gaar ahaan gobolka Bari ku sugan in ay la socon doonaan,hadii ay diidaan lacagtana talaabo laga qaadi doono.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in hadii lacaghtaas la arko cidii heysa ama soo gelisa Gobolka Bari ay Ganaax mutesan doonto,islamarkaana lacagtaas dab laqabadsiin doono sida uu hadalka u dhigay.

Hoos K Dhageyso Shirka Jaraa’id

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories