HomeMaqalDhageyso:-Goobihii Ganacsiga oo xiran iyo banaanbax ka dhacay deegaanka Beer Gadiid

Dhageyso:-Goobihii Ganacsiga oo xiran iyo banaanbax ka dhacay deegaanka Beer Gadiid

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Bananbax oo looga soo horjeedo Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka dhacay deeganka Beer Gadiid ee gobolka Hiiraan waxan ka qeyb galay waxgaradka deeganka,dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaaso Maamulka Hirshabeellle ku eedeyay in aysan ka helin xuquuqdii ay ku lahayeen. Banaanbaxyaasha qaarkood ayaa ku doodaya in deegaanka Beer Gadiid loo baahan yahay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bananbax oo looga soo horjeedo Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka dhacay deeganka Beer Gadiid ee gobolka Hiiraan waxan ka qeyb galay waxgaradka deeganka,dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaaso Maamulka Hirshabeellle ku eedeyay in aysan ka helin xuquuqdii ay ku lahayeen.

Banaanbaxyaasha qaarkood ayaa ku doodaya in deegaanka Beer Gadiid loo baahan yahay in loo aqoonsado in ay noqoto degmo maadaamada Dhawaan uu degmooyin Cusub Magacaabayay,islamarkana ay buuxisay Sharuudihii looga baahnaa degmo.

- Advertisement -

Sidoo kale wax ay sheegeen in deegaanka Beer Gadiid uu yahay meel istiraatiiji ah oo leh waxyaabaha muhiimka u ah Bulshada.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Axmed Dirir Nuur uu Baladweyne ka soo diray.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts